VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta ogoow - Lyrics

ogoow aragtida qurxoon ogow indhaha waa dawadodoa ogow lasoco ereydada macaaan qalbigu uu aminaaye ogow ogow aramida jaceylka ogow marbay tahay aafadaade ogow hadaad heshey aynigaa ogow ayaad is tareexaysaa ogow ogow quruxdiyo asluubta adaa isir ulehe dhamaane markaan ku arkaan farxaaye adaa dagay uurka hoosee ogow ayaamaha wanagsan astaan weeyaane haboon markaan kalgacayl abuurno ayaan galaynaa aroos ogow ogow idilkood haweenka ogow ayaad usidaa hananaka ogow ilwaad iyo haybadaada ishaartay inaan agjooge ogow ogow ixtiraamnka fiicane ogow adaa baray naftee ogow inaan noqdo ooridaada ogow ayuumbaan doonayaaye ogow aduunyda ruux ku doortay ayaa lagu oon baxaaye naftaan ku ilaashanaysa unoqo ehel caashaqeeda aduunyada ruux ku doortay ayaa lagu oon baxaaye nafatan ku ilaashanysa unoqo ehel caashaqeeda aduunyda ruux ku doortay ayaa lagu oon baxaaye naftaan ku ilaashanaysa unoqo ehel caashaqeeda aduunyada ruux ku doortay ayaa lagu oon baxaaye nafatan ku ilaashanysa unoqo ehel caashaqeed
Queue is empty
-- / --