VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta oon jacayl - Lyrics

sidaan kuugu oon qabo miyaad iigu oloshaa sidaan oonta uga go ay anfacada ma diidaa waan kuu il daranee tolow ma ii ilmaysaa jacaylkeenan awdalan beerka ma uga oydaa mise waad ilowdoo anuunbayba lahashadu ii eedinaysaa siduu ii adoonsaday ,iyuu kuu axminayaa dariskiyo asxaabtiyo miyuu ehelka kaa jaray ax ax waxa aan la leeyahay waa urugadiisee adna uurku taalada mala umal wareertaa
Queue is empty
-- / --