sidaan kuugu oon qabo
miyaad iigu oloshaaa
sidaan oonta uga go ay
anfacada ma diidaa

waan kuu ildaranee
tolow may ilmaysaa
jacaylkeenan awdalan
beerka mawga oydaa

mise waad ilawdooo
anubayba lahashadu ileeleelinaysaaa

siduu ii adoonsaday
miyuu kuu axminaya
dariskiyo asxaabtiyo
miyuu ehelka kaa jaray

ax ax waxaan la leeyahay
waa urugadiisee adna
uurku taaladaa mala umal wareertaa
mise waad ilawdooo
anubayba lahashadu ileeleelinaysaaa

Lyrics by Mohamed abdullahi

Exit mobile version