VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Qof baa jira mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdiaziz Ali Iskalaji
Qof baa jira

Qofbaa jira aad xurmeeso
isaga ku xaqdhowri waayo
qofbaa jiro xasuusta
xiska iyo maanka ku hayso
adiga kula jecel xumaanta

Qofbaa jira xoolahaaga
Xisaab La’i aad isiiso
Markaad xero maran istaagto
Isagoo xarig kugu xereeya
Xantaada inoo wareejo
xiligga kula eeganaaya

Aduunyadu waa xeerba xeeroo
Xiliggu waa islaba rogaayee
wanaaga qofkii xabaalay
waxuu xumo kugu sameeyay
Adoon la xifaaltamayn
Xagaaga wanaag udoori

Qofbaa jiro xaqsiiso
Isaga xanaan kuu goglaayo
Qofbaa jiro aad xilkiisa
adiga xaqirtoo adkeesto
mise xaqal daacinaaya

Laabtaada qofaad uxaarto
Xariir gogal ugu dhigeeso
Xaqiiqda intuu ku weecdo
Xil iyo eedaan hareenin
Uxula nolasha iyo jacaylka
Dhibtaada ku xamdinaaya

Aduunyadu waa xeerba xeeroo
Xiliggu waa islaba rogaayee
wanaaga qofkii xabaalay
waxuu xumo kugu sameeyay
Adoon la xifaaltamayn
Xagaaga wanaag udoori


codkii Abdiaziz Ali Iskalaji