VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raaliyo - Lyrics

Raggu Dumarka Wuxuu Raadiyoo.. Raadco Ugalaaba Raaliya Wuxuu Doonoo.. Oo Reemo Waligiisba Nin Waliba Marbuu.. Reer Dhistaa Raasamaal Guriyee.. Sida Rucub Midho Muudo Oo Ka Baxay Ruumankii Bariyee.. Ama Rays Qaboow oo ku da'ay Raaso Iyo Sharbii.. Raana Ninkii Helay Ayaa Raaxa Galay Reere.. Reemaha Baxaayiyo Rigta Sacabka Loo Raacshay.. Waa Raadkii Caashaqa Cabdi Raana Qurux Caawa.. Anaguna Ducaan Raacine Waayo Isku Raaga.. Runta Nolosha Waxa Lagu wado Raaxo La Sugaaba.. Raaskiini Caawa Dhisme Farxad Ku Ree Reeya..
Queue is empty
-- / --