VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sareeya - Lyrics

sagal roob o subax da'ay sayma horey oo sal dhigay saxa udug siimay daadka oo sameeyay ubax maanka dhan sifeeya suuradeedu ila mida saxantayda sinjigooga dhal suldaana siman weeye ma saluugo saacad qudha isma segon saqda dhexeban ku seexda sawirkeeda samanteedu qalbigayga kama suusho saafi weeye gaarinimo loo saxeeyay sadri deeqa sumcadeedu waa sadkaygaa yaa sareeya la dalxiisa soon hargeysa sanaag bari yaa ar geeya soona mudug yaa goldogob saaka taga soo salaama sidig joogta bari yaa ku soora bila saabsan sibrar caanuhu yaa ku siiya subax xamar yaa ku dhaha xeebta soo mar saaxil gedo gedo yaa tawfiiq saaka geeya sumal hooyo yaa uqala sixin siiya sahan danbana yaa garoowe ku sugnaada somaali waa dhulkeeda yaa sareeya guri sare uga dhisa sawir dooglo
Queue is empty
-- / --