VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta shabadyahay cagaha dhigo - Lyrics

show jaceylba kuma helin shidadiisa kuma ridan hog ku shido kuma guban shaamareerna kuma badin' shir ka caashaq leeyahay shaykaad ku maqashee wali shaba kumaad galin sheedo ruux ka bidayoo shaki qaado maad noqon shimbiryahow kumay odhan ilmo shagax kasooo tidhi indhahaagu may shubin waxaan ahay nin soo shubay oo dumaarhso soo maray oo yaqaan shaxdoodiyo shuqulada haween falo waxba haysa soo shidin been ha isu sheegine shabad yahay cagaha dhigo shil jaceyl adoon arag oon shiish kuu dhicin nin hortaa shakaal baray oo shalow kasoo dhacay haku xiran xaroodkoo shil jaceyl adoon arag oon shiish kuu dhicin nin hortaa shakaal baray oo shalow kasoo dhacay haku xiran xaroodkoo
Queue is empty
-- / --