Heesta Shacni - Lyrics
Inuu shiday naftatdoo
Caashaqu i shiloo
Shaamareeray awgaa
Shaki maanka kuma jiro
Sheekadaydu nacasiyo
Kama sheelo ruuxnaba
Shirkaa lagu hadal hayaaye
Shacniyey xabiibi
Shankaroon xayaati
Waxaad shaahid aragtiyo
Runta lama shakaale
Caashaqa shinida sii
Dayaxoo shindhaladoo
Shamsadiyo cadceediyo
Shaaceega aroortaay
Shankaroon kalgacalka
Caashaqaan la shawree
Nafta geeyay shaan shaan
Miyuu sheeko kugu yahay
Shacniyeey xabiibi
Shankaroon xayaati
Waxaad shaahid aragtiyo
Runta lama shakaalee
Caashaqa shinida sii