VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Si kastoo u daydayay daalay - Lyrics

ha i dilin raboow ha i doorin yaanan iilka degin lay duugin anigoon ka deyn bixin dookhu kuu doortayee naftu doontay daawashada ifkee la dalxiisoo darajada naflaha u dadaaloo dun xariir ah iyo nasab diin leh dabacsani iyo dulqaad ixtiraam leh dugsigii kashiyo nacab deyraa dawadii xiskiyoo i daryeelaa maan deeqa iyo qalbi doojaa daymadeeda taan duni siistay si kastoon udayday daalay da deedana ka waayay dunidayda dumar lama sinee qalbi dooja kaligeed ku daabacan maanka dibnahoo u furin qof dushaasa waxa uurka ku dadan ka dareenta diktoorkeyga ruuxda daweeya saw darteed haween uma daayin
Queue is empty
-- / --