VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta timo dheer - Lyrics

hablaheena tayadoodu tirmi mayso tub walbaan quruxdooda ka til maamay alaa kama tagine dhaqankoda way tix raaceen timo udgoon tix galinteedu taash weeye taladeeda san in la qaato tusmo tabashada qalbigayga ku tarmaysa adaa toobay laabtoo ku talaalay taban taabi naftan awgaa u tasawday gabdhaheena taariikhdoodu tagi mayso tidcanoo quruxdoodu tayaysan kama tiree qalbigayga waan ku tiirshay tiima dheerey taaba qaadyay kal gacalkaagu taaba gal san in la toydo tusan weeye
Queue is empty
-- / --