VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Toosan - Lyrics

goorman gabadhiyo timo haldhaa taajir qurux siiyay oo tacliinta maadiga loo hoos u garad diinta oo tafsiirta cilmiyada oo talqiinta erayada kalgacal tuhun ku wacee oo tilmaanta dayax tobon afraad jaale midab luhu oo tanaabo ula hadal dhaqanka aan tuurin waxa tooshku uga daaran yahay toosan waa muduge qofta boqoradiyo baarqabto gacanba kale haysan tartankii kaas inuu kas hadhay tabiya gaadhsiiya oo tolay taas ninkii hela aanan taabin taaqo taban taabsho waxa laga hela meel aan tirine sool iyo ninkee daga sanaag buriyo taaloode oo tarantiyo nugaal ama togdheer aada oo taarikada baladweyne iyo jiilka xamar jooga tubo haash ninkii aan ka helin taash u galiyaaye waxa tooshku uga daaran yahay toosan waa muduge qofta boqoradiyo baarqabto gacanba kale haysan tartankii kaas inuu kas hadhay tabiya gaadhsiiya
Queue is empty
-- / --