VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Toos jaceyl - Lyrics

Anoo taws jacayl qaba Taageero adigaa I taray wanaag badan Abidkaana iga tegin Taban taabadaadi Aan kugu tixgaliyee Taan hablaha ka doortaay Caashaqii tisqaadoo Caawa wuxuu tagay Halkaan tiigsanayne Ka ilaali tacadiga Anoo tini iyo cidhib Jacayl uu i taabtoo Dhuuxiyo lafaha dagay Ku talaalmay gabigay Tabantaabadaadii Aan kugu tixgaliyee Taan hablaha ka doortaay Caashaqii tisqaadyoo Caawa wuxuu tagay Halkaan tiigsanaynee Ka ilaali tacadiga
Queue is empty
-- / --