VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Warkaaga - Lyrics

Saluuglaay suumaneeya Sifada wanaagsaneey Sibiqdii kulankeena iyo Salaantii la iga raac 2× Sarbeebtiyo hadaladii Saraan kaaga baxay Aniga anaiga sobobtayda noqay 2× Suntii caashaqeen ka baday Ma seexan sidaad ogayd Adoo adoo adoon soo socan Adigoon soo socon ku sugaaye 2× Su,aashuna sidii caad Aday kugu saabsantahee Ka saar garkalseerka oo Warkaagu warkaagoo Sugan isiii 2× Sidii saxan saxo udgoon Sagaalku ii saymo roon Sagaashan wacnayd I saaqdayee soo dhawoow 2× Adaan sadrigayga qalbiga Sariir kuu dhigay kuleeg Ku saayad ku saayad Kuna suntadayee 2× Jacaylkii igu siyaad Simbiidhadu waa fogtahayee Adoo adoo adoon soo socan Adigoon soo socon ku sugaaye 2× Su,aashuna sidii caad Aday kugu saabsantahee Ka saar garkalseerka oo Warkaagu warkaagoo Sugan isiii 2×
Queue is empty
-- / --