VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xabiibo - Lyrics

marwadaan ka xushaay haweenka marwadaan ku xardhaay quluubta marwada dajisaay xiskayga marwada ii xalisa dhibkaygan midaan ka xigtay wanaaga midii ku kortaay xishoodka midaan ka helaay xurmaynta midii i tustaay xaqdhawrka xilaha janadaay xabiibo xabiibo xiisaha beeraay xabiibo xabiibo xalkii noloshaay xabiibo xabiibo ILAAH kaa dhawr xumaato xabiibo sidii xuuralcayn hanaanka sidii xalay dhalay dulqaadka xareeda sideed qabawga adaan uba dhalan xanaaqa dareenku xad dhaaf dhankayga xubigu wada saaq jidhkayga balanta xoojiyaay ma xuura xusuus igu badan dartaada
Queue is empty
-- / --