VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xilkas - Lyrics

Xariir aanan hurino Aan u xiisay baa tahay Dareen igu xidhiidhoo Xusuus dhalinayaaba tahay Xaqdhawrkeedu tii uu I xasiliyay baa tahay Xubigiyo kalgacalkana Xuduntiksibaa tahay Xaraga lafteediyo Nololiyo xayaa tahay Naxariis xad dhaafiyo Farxadiyo xal baa tahay Xiskaygu miduu tabaay Xubin iga midaa tahay Xilkas garasho dheeriyo Nasabey xulbaa tahay Libdho dhegada xaydiyo Xidig soo baxdaa tahay Xaysiyo daruuriyo Fadad xamara baa tahay udub xooga guri?iyo Dhidìb xajinayaa tahee Xaragada lafeediyo Nolol iyo xayaa tahay Naxariis xad dhaafiyo Farxad iyo xul baa tahay
Queue is empty
-- / --