VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xiska furo - Lyrics

halka gurud wixii dhacay xog ka baro waayaha xaajada timaadna xujo yaanay kugu noqon xigmad nolosha deeqsi iyo xeer wax lagu hago naftu yay xaqiiqada iyo xoogin garashada xiska furo qalbiga xidho xakamee dareenada kala xulo go'aanada xasuusaha jaceylkiyo ka xorow wixii tagey iskudaray dartii iyo xilku gubay ku guda ahow xaslashada dantaadana dadku yaanay kugu xaman xoogiyo midkad xeel xaragada bidaysaba naftu yay xaraaminin ku xasili rajada wacan xiska furo qalbiga xidho xakamee dareenada kala xulo go'aanada xasuusaha jaceylkiyo ka xorow wixii tagey
Queue is empty
-- / --