VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xusuus jacayl - Lyrics

jeegaan lamoodyey jamaalkaaga quruxdaleh marka aan jaleecaba jibaad ayaad igalisaaa joogi maayo jeeraan jidka kula marooo jidin kula cunoo jabad kula dagoo naftan adi kujecel jawaab kaa heshooo xusuus jaceyla aa abid soo jirtaaaa jiidatay naftaydee mar uun iisoo jaleec macan isoo jaleec aniga jawharad la moodyey jaahaaaga nuurkaleh marka aan jeedaashaba jibaad ayaad igalisaaa jiifi maayo jeeraad janno ii ahaatoo dhanka aad jirtiyo joogsado hortaadoo jaal aad la noqotee xusuus jaceyla aa abid soo jirtaaaa jiidatay naftaydee mar uun iisoo jaleec macan isoo jaleec aniga ii soo jaleeeeec
Queue is empty
-- / --