Heesta Adaa leh - Lyrics
adaa qurux iyo ilwaad leh
adaa edab iyo asluub leh
aqoonsan runtii adaa leh
dhamas adigaa amaan leh
adaa dulqaad adaa leh
abaal gudan adaa leh
adaaa dad nimowanaag leh
naftyadu intay jirto
ada anigha iska kayle
waxaad tahay ruux astaan leh
ishaaro garaad adaa leh
daryeel iimaan adaa leh
indoora jacal adaa leh
farxada dhigan ku noolahay
macaan sababteeda adaa leh
adaa anshax iyo hufnaan leh
adaa garashiyo xil qaad leh
adeecsi runtii adaa leh
dhabeel adigaa xurmayn leh
adaa leh xaqdhawr adaa leh
iimaan badan diin adaa leh
adaa daacadnimo adaa leh
naftyadu intay jirto
ada anigha iska kayle