VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aragaaga suuban - Lyrics

Humaaga aragaaga suuban Hablahaa idilkood ka masayra Quruxdan waad uba dhalatee Abuurtaadu cajiibsanaa 2x Sidii qorax waaga aroornimo Aduunkaad shidad muuqiyo 2x Ilwaadka dheeha ka wadataa Ishii ku aragtaa kugu ayaan san Midaan ugu faano dumar Istaahil baad u tahay Ianan aadamaha tusoo Il iyo cawriba la'aw Sidii qorax waaga aroornimo Aduunkaad shidad muuqiyo Ilwaadka dheeha ka wadataa Ishii ku aragtaa kugu ayaan san
Queue is empty
-- / --