VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Asma - Lyrics

Siraad baxayaay asmaay Sinaan wacaneey ugbaad Adaa dumar ugu sitee Miyaan kaa samrayaa hooy Miyaan ku saluugayaa Miyaan kaa samrayaa hooy Miyaan ku saluugayaa Siraad baxayaay asmaay Sinaan wacaneey ugbaad Adaa dumar ugu sitee Miyaan kaa samrayaa hooy Miyaan ku saluugayaa Miyaan kaa samrayaa hooy Miyaan ku saluugayaa Soo dhaayahaygiyo Sambabada agtoodiyo Ma sudhnid wadnaha oo Ma sixrin naftaydee Sawirkaaga oo qudha Ku seexdaa habeenkiiye Sawirkaaga oo qudha Ku seexdaa habeenkiiye Soo dhaayahaygiyo Sambabada agtoodiyo Ma sudhnid wadnaha oo Ma sixrin naftaydee Sawirkaaga oo qudha Ku seexdaa habeenkiiye Sawirkaaga oo qudha Ku seexdaa habeenkiiye Sinjigaagu waa dahab Suuradaadu waa luul Samaantiyo edebtiyo Sifahaadu waa geed Sinjigaagu waa dahab Suuradaadu waa luul Samaantiyo edebtiyo Sifahaadu waa geed Siraad sharfeey haldhaa Naftaa saldhig kuu ahee Adaa dumar ugu sitee Miyaan kuu saydhayaa hooy Miyaan ku sagseegayaa Miyaan kuu saydhayaa hooy Miyaan ku sagseegayaa Soo dhaayahaygiyo Sambabada agtoodiyo Ma sudhnid wadnaha oo Ma sixrin naftaydee Sawirkaaga oo qudha Ku seexdaa habeenkiiye Sawirkaaga oo qudha Ku seexdaa habeenkiiye Sinjigaagu waa dahab Suuradaadu waa luul Samaantiyo edebtiyo Sifahaadu waa geed Sinjigaagu waa dahab Suuradaadu waa luul Samaantiyo edebtiyo Sifahaadu waa geed
Queue is empty
-- / --