VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheeman - Lyrics

dharartan isbarana jacaylkaagu dhuuxiyo eegsiya haa raaco sanbabada dhex degaya dhuuni waayay uunkiyo wax kastoo dhadhamaye dhiigayaga goreeya wadnahad dhex jiifta dhagahayga maqalkiyo dhaayahaygan araga kaliga ku dhaante miyaan dheemanay dhaqaaqiba karaya
Queue is empty
-- / --