VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Huuno - Lyrics

Qalbigan kuu jeelaa Kaa meermeeraysaa Waagii baryaba Kalxiiisbaad ku hoysaa Qalbigan kuu jeelaa Kaa meermeeraysaa Waagii baryaba Kalxiiisbaad ku hoysaa Qurux badan timo badan Timo badan qaali Timahaan kala daadsan Waaban kaa helay Qaabkaaga xaragada Waaban kuu bogay Qurayshtii haweenkay Iswaag ii noqo Yartu toof weeye Qawlkeedu toof weeye Xaragada timaheeda Kaalay arag weeye Qaabkeeda socodkeeda Kaalay arag weeye Qosolkeeda talaabadeeda Kaalay arag weeye Xilwa waaye faalooley Qun yar soo soco faalooley Xanta iga dhaaf faalooley Garabkay ahaw faalooley Xilwa waaye faalooley Xigtoota faalooley Instgramka faalooley Qun yar soo soco faalooley Dharaartaad maqnaydbaa Gabadh kale ma faro galin Sidiibay naftaydani Burcoo dhan dooneysaa Dharaartaad maqnaydbaa Gabadh kale ma faro galin Sidiibay naftaydani Burcoo dhan dooneysaa Qurux badan timo badan Timo badan qaali Timahaan kala daadsan Waaban kaa helay Qaabkaaga xaragada Waaban kuu bogay Qurayshtii haweenkay Iswaag ii noqo Yartu toof weeye Qawlkeedu toof weeye Xaragada timaheeda Kaalay arag weeye Qaabkeeda socodkeeda Kaalay arag weeye Qosolkeeda talaabadeeda Kaalay arag weeye Xilwa waaye heeloobey Qun yar soo soco heeloobey Xanta iga dhaaf heeloobeey Garabkay ahaw heeloobeey Xilwa waaye heeloobey Xigtoota heeloobey Instgramka heeloobeey Qun yar soo soco heeloobeey
Queue is empty
-- / --