VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dardaaran - Lyrics

jacaylku mar waa dawoo dabiib iyo caafimaad dareen nabaduu wadaayo dagani baa laga helaa mar wa dacar iyo buuq diiihaliyo waa darxumo diifiyyo tiiraanyo badan daluunkuu kugu ridaa dabaylaha kugu daraa deeqaay dawadaydiyeey ha dilin ruuxaygoo ha dayrin naftaa ku jecel ha daadin samaha abid duunyana yaan lagugu sirin danteena ogoow walaal jacaylku mar waa dalxiis dareen cusub iyo ddal kale damaashaad iyo ciyaaro dakayn weeye la soco mar waa dabinee ogoo w digniin ba adoon qabin hadaad dalaq soo tidhaa daluun dheer kugu rida dunida wuu kaa qarshaa deeqaay dawadaydiyeey ha dilin ruuxaygoo ha dayrin naftaa ku jecel ha daadin samaha abid duunyana yaan lagugu sirin danteena ogoow walaal
Queue is empty
-- / --