VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibo - Lyrics

hibooy halistuu abaaro jacaylkaagi I heeryee hanaankaaga wacan ba hiigsigan I galiyee hankaygi ku raacyee haruubkii kalgacalkaa hagar la,aan kaalay kugu habee iga hoo hurdo kama dhagsiiyo habeen qudha adigaa hor taagane hiilkaalay ii noqo horadkaag igu qabo hibo kuu hiloobee habsami socodkaaga iyo asluubtiyo haybadaada markkaan ku halacsado huqda caashaqaaga halbawlaha wareentee ku hilmaami waayee hadh iyo layl halkaaga u hoyataan haybshaa hurdo kama dhagsiiyo habeen qudha adigaa hor taagane hiilkaalay ii noqo horadkaag igu qabo hibo kuu hiloobee
Queue is empty
-- / --