VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta my love - Lyrics

adaan dadka kuu jeclahaye adaan dumar kaa calmaday qalbiga adigaa dagoo niyadaad daris la tahay adaa dookhiyo jacayl damac kula jiraa aday daymada indhuhu macaan kugu doogsadaan hadii daahayoo kalgacaylkii ku diri waayay duruufuunbaa jiree gacalo ha ii daraan bebe ha ii daraan sweaty ha ii daraan xbbti qali ha ii daraan my love qali ha ii daraan hablahan doorka kacayee adaa iga deeqayoo haweenba kaa doortayoo dunida kaa fiirsadaa hadaan isu doogsanoo aroosiyo dadab galno miyaan dookhaygiiyeey duni wax ka sheegan lahaa
Queue is empty
-- / --