Heesta nuura - Lyrics
nuuraay sadkaagii
ku sugnaa aduuka
mudada sugaysaa
lagu siiyay maantee
samirkeenii eegoo
surgumaha jacaylkana
sahal ha u malaynine
bebi ha u malayn xayati ha u malayne
sare uga talaabsoo nuuraay
darmanaataan daymoodaay
damacbaa iga kaa galay
dareenkii naftaydaa
jidh dubaaxiyoo
daris kula ahaadee
caashaqan dabiiboo nuuraay
dawadayda ii noqo nuuraay
waxaan dooni gacalooy
inaan dadab wadaagnoo
inaan darajo gaadhnoo
ubad daadahaynoo
dacal kaga ila qabo nuuray
dacalkaaga ila qabo qalbi
dayax soo iftimaay
daa'uus la moodyeey
waad dawaysay dookhee
aan wada dakaynee
danbarkiisa caashaq
darsoo weel qurxoono
darsoo nuuraay