VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta qardhaas - Lyrics

qalbigayga lagu qoray magacaaga oo qudha qisadayda kaligaa adi laguugu qoofalay waxay qali xiisaha u qaadaa hadiyo jeer u qeexdaa dhibkeedoo qoraal ugu samaysaa nafta qayb ka maqaneey waa jacayl qasbaayoo kaa quusan waydee rajo igu qabyowdoo qooraansanaayaa haduu calafku qaadana anaa qancinaayee miyaan kala qarsoonahay qorax soo baxaysiyo markii ay qarsoontana sidii ay qardhaas tahay adaa qoorta ii sudhan adaan kugu qarwaayoo nafta waad qufulatee riyay igu qabyowdaa maxaan kaaga quustaa
Queue is empty
-- / --