VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ceelbuur - Lyrics

sida galab casaroo cirkuu wada casaan yahay dadku wada caraaboo loo jeesta ceelbuur cawadiii laysku soo baxay dhalin wada cayaartiyoi carab loo wada mushxarada iyo xiisihii lagu wada gaystayoo casiis taan ka calmadoo xuural cayntii hablaha xilol la aan lagu aqoon udgoonkeeda carafta leh cirifyada deegaankuba cadaw kusoo duula iyo colaad ay ka dheertahoo lagu aqoon xiriir xumo dugsiyada culuumtuna laga barto cilmiyada dhaqan teed carbisoo rugaha caafimaadka le casiis taan ka calmadoo xuural cayntii hablah xilo la aan lagu aqoon udgoonkeeda carafta l;eh
Queue is empty
-- / --