VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gaaridii haweenka - Lyrics

gudahan ragiyo dumar gaar ahaan haweenku go'aan lama xumeeyo nabad lagama guuree garashadii xumaaantana gacalnimo ma reebto geedigii hayaamana wadu sii gasiima gaaridii haweenkay guclo orodka daayo geesigii rageedo kaftan lama huraanka la gardaami calaf caashaq gayanadii is doorto gaaxniida maala gadadaa horaadka gacmahiina xaada ragiina ugu gargaaro ogol markay ahaatana sheekadu is gaadhan ha u goynin wiilko gaayawaha usii xulo garbuu kugu yeeshe gaaridii haweenkay guclo orodka daayo geesigii rageedo kaftan lama huraanka la gardaami calaf caashaq
Queue is empty
-- / --