Heesta Khadiija - Lyrics
olalaha nasiib
sahankii indhaha iyo
uurkiyo qalbiga
tii ay arkeen
qadiijay jijay ogow
waxad ii ahayd
ubax dayrtii dhalay iyo
iftiin soo baxaa tahay
aduunyada ma jiro ruux
kali ah ifka joogaye
wehel ii ahow macaaney
naaf ku aamintoo
kuu ololasanbaa
kuu oon qabtee
hadmaa ii iman
qadiijay jijay ogow
aqal aan dhisniyo
ubad aan dhalnaba
illah uu nasiiyay
aduunyada ma jiro ruux
kali ah ifka joogaye
wehel ii ahow macaaney