Heesta Nasiib - Lyrics
nasiibkood dooraciyo
ragii dooqbaa xakuma
dumarna dhaqan toosaniyo
hashiis diinba mikrisa
gacalo adna daacadii
dulqaadkiyo darajadii
dadnimada leedihiyo
damiirkaagan jecla
ogow isku duubnidiyo
danteena adaa wadoo
marwooy lababaynu nahay
caashaqu isku soo duwoo
illaahow isku keenadaa
khadiija isku keenadaa
dumarka nool waayadan
doorkoodiiba tahoo
haweenka dalkeena jira
adaa daganay ugu wacan
daruuraha oo da a iyo
dookhaygiiba tahoo
nafsiga naf kuu ba ane