VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Adaa dabiibi kara - Lyrics

adaa dareemi kara duruufaha wakhtiga adaa doojin kara dareenkiyo qalbiga adaa dabiibi kara doogaha cishqiga adaa doojin kara dubaaqiyo maanka adaa doogin kara siduu nacab dadaayo adaa difaci karaya wixii na dhibaaaya adaa doojin kara laabtan ku dhiganoo adaa daryeeli kara wixii danteenoo hadaan isku duubanahy wa deeq rabiyoo siday darajadu kutimid duco waalidbaa ku ladhan hadaan isku duubanahy wa deeq rabiyoo siday darajadu kutimid duco waalidbaa ku ladhan hadaan isku duubanahy wa deeq rabiyoo siday darajadu kutimid duco waalidbaa ku ladhan hadaan isku duubanahy wa deeq rabiyoo siday darajadu kutimid duco waalidbaa ku ladhan
Queue is empty
-- / --