VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta layla - Lyrics

qalbiga laxamada daneyta laafyaha kuyu yaal janeynta kuu lulaaya ubaxa iyo caleeta adaa ku lingaxay umuunta anoon laxameyn yaqiintaa caashaqan igu la dhay xusuusta dhibtiisa anigaaa la liita naftayda laxawgiyo hafiifta laylaay litaaqada dareenta dartaa liqi weyday haderta eebaa uhaya ladnaanta gacalooy igu qabani laabta adoon luminayn ishaarta leylaay noqotee gudoonta liskaan ucunayo haanta luleygana ila wadaagta lubigan kuu haya xurmaynta kadaayoo laba labaynta kulaasim cishqiga rabaynta nafteydan laxawgiyo hafeefta laylaay litaaqada dareenta dartaa liqiweyday eebaa uhayee ladnaanta goormaad igu qaban laabta
Queue is empty
-- / --