VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naftaa kuu muxiboota - Lyrics

hoodo saw aragaaga muunadada jaaha naftan kuu mixibootaa maalintay ku yar weydo murugsan ma haleesho malab hooray sidiisa hadalkaaga macaanka marka ku dhageysto qosol meesha aan joogo farxad midhan ku dhayda waxan ku mashquulay marna aanan iloobin miyirkaaga xishoodku waa mid uun ka dhamaano uu macmuud ku manaystay hoodo soo miyirkayga maskaxdayda iyo maanka milgiyo kuma lihid sharaf mid midkay san ku dheehan milyan jeer ma cadhooto mayay hooray sidiisu ii miray jacaylkaaguyo marka aan ku yar dheehdo nafta aad u mabsuudo muxubaan hirqadaaye
Queue is empty
-- / --