VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta raaliyo - Lyrics

gaari raad qabawlo raxmad iyo dareenloo raas wacan ka dhalato diin lagu rabeeyaay raaliyo i deeqdoo nafta raali galisiyo rajadaan sugaaye RABI ii rumeeyaay oori lala rafiiqoo rajo igu abuurtoo ismahaan rayaaneey aan ku raystaybaad tahay marwo raasamaaliyo reer lagu badhaadhaay ragba taan ku dhaafee risiq ila wadaagtaa raysiyo xareedeey reexaan udgooneey rasmi ooridaydi rayn rayn i galisaay
Queue is empty
-- / --