jacaylkaba sidiisaba sasbaan ka qabaa anigu miyuu sidii horeba yahay
sidii layla iyo qays miyaa samir la sahansaday subaxdii timaadana miyaa la iskuba qancaa
sidii sabanadii tagay miyuu isu badalayaa sanadahan tirshaayoo sixir weeyi caashaqu