VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta xidigii rajada - Lyrics

waxaad hadba xaal soo martiyo xiliyo wakhti aad ubadan sabanku bariguu xumaa xusuus kaagaa jirteee dhaaxuu xujaduuu wadaa wakhtigu xali uukuyidhi kasoo bax xilkaa ku faray xalaan cirka eegayo xidigii rajadaan arkayoo xafladii farxadaada dhigo intii xasadkaa kaa ahyn xogtaadana baahin jirey xagradii iska saamaxoo xorbaad tihii ugu jawaa b dhaaxaad xamiliyo dulqaad naftaada ku xoojisoo hadaad samiryeelatay xalaan cirka eegayo xidigii rajadaan arkaye xafladii farxdaada dhigo
Queue is empty
-- / --