VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta adaa adaa - Lyrics

Adigaa awood ii ah Oo adaa i kaaliya Indhahayga nuurkooda Istareex adigaa ii ah Afhayeen adaa ii ah Oo adaa asxaan ii ah Arimaha go,aankayga Adigaa abukaatohoodii ah Ooridii jacaylkaay adaa Adaa Unugyada jidhkay adaa Adaa Agaasimaha qalbigoow adaa Adigaa aduun ii ah Adigaa iftiin ii ah Sharaf iyo ayaan ii ah Abshirtii nasiibkaygaay Abaalkaygii adigaa ah Adigaa ilays ii ah Oo adaa arxan ii ah Aqligiyo garaadkayga adaa Adigaa oon baxoodii ah Ooridii jacaylkaay adaa Adaa Unugyada jidhkay adaa Adaa Agaasimaha qalbigoow adaa Adigaa aduun ii ah
Queue is empty
-- / --