aragsaneey waxaad tahay mid asluub u dhalatoo ixtiraam gubaadiyo iimanka lagu saday 2x
ogobeey filkaagiyo hablaha aynigaaga asagaga dhamaantood adaa ugu ilwaad roon 2x
kaa olimayee adaan kugu ducaystaa 2x
axdiga aynu dhiganayiyo ha iloobin wacadkii 2x
aagan aan ku ababniyo arligii dalkeena arooskeena tagaynaa 2x
aragsaneey naftaydaad ka dhigatay eheloo adigaan aduunyada ifka kuugu jecelee 2x
duni soo baxaysoo sida ubaxa beraa indhaha u roontahoo ashqaraar baad galisaa 2x
inanyahay waxaad tahay ugubkii rugtenee 2x
aadmiga dhaamantii adaan kaa amaanaa 2x
aagan aan ku ababniyo arligii dalkeena arooskena tagayna 2x

Exit mobile version