VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bilowgii xoriyada - Lyrics

dhulka oo barwaaqa ah baadkii intuu baxay balidiyo jidhaamaha dhulka biyo ku soo rogay bilicdaa il qabashadu kama baaqi noqotee bildhaan qurux wanaageey waan kuu busaylee baryo aragtidaadii naftu baadi doontee burcadii biknaydeey boholuoobay awgaa baladkii samaayee boorama hargaysiyo xeebtii berbera ee boodhari ku aasnaa bari iyo sanaagiyo sool baalaheedaay badhtanka u ahaydee lagu wada badhaadhaay boqolaalkii taariikh bandhig u ahaydee bashir lagu barbaarshaay oomaar ka baaqaay bir ma gaydadaa kacay nafta waxay u bixiyeen badbbaadada dalkoodee bilowgii xoriyada
Queue is empty
-- / --