VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaliil - Lyrics

sidii dhool guyoo da ay wadnaha lagugu dheehoo adigaa istaashee wanaag udhameeyee aday dhaliile aan dhowrno nafsaa kaa dhameeyee unugiyo laxaad iyo lafihii iga dhamaysee intaan kaa dhursugayaa aduunyadii idhaaftee dharaaaraba ninkii nool waxbaa dhaygag galiyee ana waxay igu see dheer cishqigan dhaxan igu haystee aday dhaliilee aan dhowrnoo nafsaa xabaal dhameeyee aday dhaliilee aan dhowrnoo nafsaa xabaal dhameeyee sidii dhool guyoo da ay wadnaha lagugu dheehoo adigaa isfaaanshee wanaag kuu dhameeyee dharaaraba ninkii nool waxbaa dhaygag galiyee dhadhab looma heesee adaa dhagax diixeedee aday dhaliilee aan dhowrnoo nafsaa xabaal dhameeyee aday dhaliilee aan dhowrnoo nafsaa xabaal dhameeyee ana waxaa iigu see dheer
Queue is empty
-- / --