VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaliil - Lyrics

hadii dhool guyoo da,ay wadnaha lagugu dheehoo adigaa isdaashoo wanaag kuu dhameeyee adaa idhaliilee aan dhowro nafsaa kaa danbeeyee nolol iyo laxaadiyo nafi iga dambaysee intaan kaa dhursugayaa aduunyadii idhaaftee dharaaraba ninkii nool waxbaa dhaygag galiyee adaa waxa igu sii dheer cishqigan dhaxalku haystee adaa idhaliilee aan dhowrnoo nafsaa kaa dambeeyee sidii dhool guyoo da,ay wadnaha lagugu dheehay adigaa isdhaashee wanaag kuu dhameeyee dharaaraba ninkii nool waxbaa dhaygag galiyee dhadhamiyu maxiisee adaa dhagax dixeedee adaa idhaliilee aaandhowrnoo nafsaa xaqa dhameeeyee
Queue is empty
-- / --