gudguaha hilaaciyo
sida roob gar adag helay
goonyaha nugaaliyo
gawlala biyaha dhigay

alla heedhe gacalooy
waxaad tahay gadaase
guule ha isu keen simo

gayaan sheeko wacanoo
gob ahoo xishood loo
gacalnimo ku ladhantay
waxaad tahay gadaase
GUULE ha isu keen simo

sidii geenyo uguboo
galabtii markay tahay
galbinaysa socodkoo
galbiskiyo cayaaraha

RABI galad u siiyoo
gole joogle baad tahay
UULE ha isu keen simo

Exit mobile version