VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gar eexiyo - Lyrics

Geesi iyo hanad baa La gaboodsadaa rag Ninkii wax garadaa la Garwaaqsadaa x2 Waa nin gala abaalo Gudi kara wanaago Sama kugu gar gaare X2 Gar eexiyo adoon Godob umalayn Hoowsaha ila gal Ama gooni noqo oo Aan kaa go’ee aan Kaa go’ee x2 Galad iyo ayaan baa Lagu guursadaa talo Aad gorfeysaa geed Lala tagaa x2 Runta laga garabaa Lays kuma gayaxa oo Gees lagama eegeee X2 Gar eexiyo adoon Godob u maleeyn Howshaa ila gal ama Gooni noqo oo aan Kaa go'ee aan kaa Go'ee x2
Queue is empty
-- / --