VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Garasho iyo wanaag - Lyrics

Garashiyo wanaag gudub Tayeey gacal iyo xigaal Goysayee x2 Geedkii jacaylka haa haa Guntii baad ka jartee X2 Guri wacan alahayow Gedii roon alahayow X2 Gaabsan maayee waxan Gocanayaa inaan labo Gayaanoo is afgarata Noqonee x2 Galowgiyo shimbiraha Garab satee sida aar Laganay gurxantee X2 Anoon kuu garaabayn Haa haa gadhka ha i Qabaninee x2 Guul wacan alahayow Gadaan rabo alahayow X2 Gaadhi mayside waxaa Kula gudboon inaad ka Gaabsataayoo nafta Samir ugoysee x2 Gaabsan maayee waxan Gocanayaa inaan labo Gayaanoo is afgarata Noqonee x2 Gaadhi mayside waxaa Kula gudboon inaad ka Gaabsataayoo nafta Samir ugoysee x2
Queue is empty
-- / --