waa laba is caashaqay rabi calaf isugu daray
nasiibkuna uu caawiyay
caawana hadii ay is caleema saarteen
ay farax ku ciideen

inaguna ducaynoo inay caafimaad iyo
cimri dheer helaanbaan caadil uga baryaynaa

waa laba is calmaday cishqi aan dhamaanin
iyo cuud wadaagee
caawan hadii aan cawayskoodii joognoo
caruuskoodii uu yahay

Exit mobile version