Heesta ii dhiib Gacmaha ft Hodan - Lyrics
dhankaad iga jirtaabaa
waranku iiga soo dhacay
dhaqdhaqaaqa wadnihiyo
dhiigaa i qulqulayee
iisoo dhawoow aan kugu dhagee
iisoo dhowooow
waxa dheeftii iga jaray
dhuunigiina iga xidhay
dhibaatada jacaylka
iga dhigay halbawlaha
iidhiib gacmaha
aan kugu dhagee hooy