Ma'ogtahay biyiyo oon
Baahida kalgacal kaa
Baryahayga goysoo
X2

Adna barashadaadii
Bidhaan araga guud
Nimo baalna uma
Dhaafinee x2

Maxan kaaga baydhaa
Ama kaaga baaqdaa
Sow la'ima kaa badin
X2

Ma'ogtahay bad iyo wabi
Adigoon dabaal baran
Loomaba bareeree
X2

Baahida kalgacalkuna
Taasay labaab tahoo
Dadka laguma beeree
X2

Ma'iibaaqday sida beel
Baad iyo xareed iyo loo
Helay barwaaqeee
X2

Maxan kaaga baydhaa
Ama kaaga baaqdaa
Sow la'ima kaa badin
X2

Ma'iibaaqday sida beel
Baad iyo xareed iyo loo
Helay barwaaqoo
X2

Maxan kaaga baydhaa
Ama kaaga baaqdaa
Mcn sow la'ima kaa
Badin x2

Exit mobile version