VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mililico Ft Ikraan - Lyrics

mililicada quruxdiyo inantaan majeertaay muuqaagu wacanaa marfac xoolaheenoo miranaayaa hawdkoo muxibooy adoo kale markaad daweysaa mar hadii aduunyada miisaan la saarana hoy mudh adaa kasoo idhi muhashada dareenkii caashaqu mutaystaay mowjadii kalgacalkana maan soo muquurtee ikraan mayla haysaa mililicada sharaftiyoo miyirkii lahaayoo muuqaagu wacanaa ileen midho macaanow miyirkaaga doojow jaceylkii mug waynbaa micno kuu sameeyee anba waa miqlaysoo waan kuugu agmeeraa macaan ii ogsoonow muhashadii dareenkii caashaqu mutaysto mowjadii kalgacalkana aan usoo muquurtee macaan may la haysaa cabdi may la haysaa
Queue is empty
-- / --