Inanyahay magooshiyo
Mahiigaan sidiisii
Maankayga qaadee

Maxaan kugu masaalaa
muqdheeree muhashadan
Nuurkayda macaan
maanseegin aniguyee
marinkeed maheesaa

Waa mid inagu mudan
Dafireenin maalmo
Moolaan muraadsaday

Inanyahay magooshe
Dadka kala mogweenoo
qurux lama masuugee

Maxaan kugu masaalaa
muqdheeree muhashadan
??
maanseegin aniguyee
marinkeed maheesaa

Waa mid inagu mudan
Dafireenin maalmo
Moolaan muraadsaday

Exit mobile version